Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Golaha Wakiilada Maamulkaasi u gudbiyay soo saarsaarista lifaaqa 5-aad ee dastuurka ee Maamulka Puntland, sida uu ku caddeeyay wareegto kasoo baxday xafiiskiisa.…
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
MW Xasan oo taageerada howlgalka AS kala hadlay Khubaro Milatari iyo saraakiil sarsare
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Dalka ku qaabilay khubaro milatari iyo saraakiil sarsare oo ka socday dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga. Kulankan oo uu…
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheeysan ka sameeyay inta u dhexeeyso degmooyinka Beled-weyne iyo Buulo-burde ee gobolka Hiiraan, halkaas oo la sheegay inay isku aruursanayeen Xubno katirsan Al-Shabaab. Howlgalka…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Dib u heshiisiinta, Dr. Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow oo horay u…
Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa ka diiday mudda kordhinta sannadka ah ee uu samaystay Baarlamanka Puntland Wasiirka ayaa sheegay in gebi ahaanba Wareegto Madaxweyne ama go’aan Maxkamadeed…










