Malaayiin qof oo ku nool dunida daafaheeda ayaa habeen iyo dharaar kasta gujiya oo wax ka baaro barta xogaha lagu keydiyo ee Wikipedia, si ay u ogaadaan macluumaadka ay markaasi…
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay Kaddib Shirkii Isbeddelka Cimilada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib shirkii caalamiga ahaa ee isbeddelka cimilada (COP28) oo uu kaga qeyb-galay dalka Isutagga Imaaraatka Carabta.…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay Go’aanka Madaweyne Deni uu uga tanaasulay doorasho Qof iyo Cod
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyey miro-dhalka dadaallada odeyaasha dhaqanka Puntland ee ku aaddanaa qabsoomidda doorasho ay heshiis ku yihiin dhinacyada siyaasadda iyo go’aanka Madaxweynaha…
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa xalay booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia. Wasiirka oo ay…









