Mareykanka ayaa diidmada qayaxan saaray qaraar xalay la hor-geeyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo dalbanayay in Gaza laga hirgeliyo xabbad-joojin bani’aadannimo oo deg deg ah. Qaraarka ayaa waxaa…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kaga qeyb-galaya Meertada 41-aad ee Urur-goboleedka IGAD ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo marti-gelinaya…
Madaxweynihii hore ee Puntland Senitor Cabdiraxmaan Faroole oo ku sugan magaalada Garoowe ayaa ka hadlay Arrimaha doorashada 2024. Senitor Cabdiraxmaan Faroole ayaa ugu horrayn uga mahadceliyay Madaxweyne Siciid Deni go’aankii…
Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka hay’adda maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan, qaybna ka yihiin wasiiro katirsan Maamulka Jubbaland ayaa gaaray degmada Baardheere ee gobolka Gedo oo kamid ah…










