Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa markale waxaa ay howlgallo xoogan ka sameeyeen degano kuyaalla xadka Gobolada Baay iyo Bakool ee dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, halkaas oo la sheegay in mararka…
WARARKA MAANTA
Dallada warbaahinta Soomaliyeed ee SOMA ayaa maanta ka furtay Dood Cilmiyeed muddo labo cisho ah soconaysa taasoo looga hadlayey Badbaadada Suxufiyiinta, Xuriyada hadalka iyo helida Xogaha.
Dood Cilmiyeedkan ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Galmudug Abshir Abdi Shiiqow, Gudoomiye ku xigeenka Caasimada Dhusamareb Cabdisamad Salaad Aadan Dr:Sanweyne, Taliye ku xigeenka Booliska magaalada Dhuusamareeb Laba…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka u diray Fariin ku aadan Cunuqabateeynta Hubka ee laga qaaday dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan cunaqabateynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ka hadlay dadaalka ay ku bixisay dowladda…
Ra’iisal Wasaare Xamse oo soo dhaweeyay Go’aanka Cunuqabateeynta Hubka looga qaaday Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guusha taariikhiga ee Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay uga qaaday Soomaaliya cunaqabteynta hubka oo saarnayd Soomaaliya ilaa…
Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ka hadlay Muhiimadda Cunuqabateeynta Hubka ee laga qaaday Soomaaliya
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeye Guusha laga gaaray Cunaqabateydii Soomaaliya Saarneed Mudo 31 Sano S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin ayaa ugu Horeyntii…










