Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Gudaha, Dib u heshiisiinta iyo Xiriirka Dowlad Goboleedyada ee Golaha Aqalka Sare Sanatar Deeqo Xasan Xuseen ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo labo arrin oo Muhiim ah dartood u aaday Dalka Burundi
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Safar shaqo oo Maalin ah ku tagay dalka Burundi, halkaas oo uu kulammo kula qaadanayo Madaxweynaha dalkaas Mudane Évariste Ndayishimiye. Madaxweynaha…
Nuxurka war-murtiyeedka Wada hadalkii madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Burundi
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Burundi ayaa si diiran loogu soo dhweeyay isaga iyo Wafdi uu Hogaaminayo islamarkaana la kulmay Dhiggiisa dalkaas Evariste Ndayishimiye,Madaxweyne…










