Maamulka Xamaas ee Qasa ayaa sheegay in duqeymaha cirka ee Israa’iil ay ku dileen ugu yaraan sagaashan falastiiniyiin ah maalin qura xerada qaxootiga ee Jabalya. Waxaa la ogyahay in dad…
WARARKA MAANTA
Shir ay yeesheen Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, ayaa looga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Dalka Kuweyt, halkaasi oo uu u tagay arimo ku aaddan geerida Boqorkii dalkaasi. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa booqasho-tacsiyeed ku tagay…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta Galmudug ayaa saaka la wareegay deegaano dhaca Koonfurta Gobolka Mudug, sida sida ay sheegen Saraakiisha Ciidanka Xoogga. deegaanada ay ciidamada la wareegayn ayaa kala…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay Aqoonyahanno Soomaaliyeed oo ku hawlan cilmibaaris ku saabsan dib u heshiisiinta shacabka Soomaaliyeed. Aqoonyahannada oo qayb ka ah madasha Machadka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










