WARARKA MAANTA
Ciidanka kumaandooska xooga dalka Soomaliyeed ee DANAB gaar ahaan ururka 163aad Guutada 16’aad iyo Daraawiishta Galmudug ayaa la wareegey Deegaanka Shabeeloow ee Gobolka Mudug Degaankaan ayaa istaraatiijiyad weeyn u ahaa …
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), Wasiir Dowlaha Amniga Gudaha ee XFS iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta xarig jaray dhismaha qeyba cusub oo…
Taliyaha Nabad-sugidda dowlad Goboleedka Hirshabeelle Macallin Yuusuf iyo saraakiil ka tirsan Booliiska ayaa ku baxay dagaal beeleed saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay deegaano hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.…
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Mudane Axmed Macallim Fiqi oo uu wehliyo Wasiir dowlaha Wasaaradda Saadad Caliyow, qaybna uu ka ahaa Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo…










