Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dhammeystirka geeddiga Deyn Cafinta Soomaaliya ay tahay guul taariikhi ah oo u soo hoyatay ummadda Soomaaliyeed oo uu saarnaa…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan sheekh oo madaxda Maraykanka kala hadlay xoojinta la dagaalanka Alshabaab
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalla Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan miro-dhal ah kula qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington,ku simaha Xoghayaha Difaaca dalkaas Marwo Victoria Nuland ayaa kala…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
MD Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya saxiixa Heshiiskii ku biiritaanka Daladda Bulshada Bariga Afrika
written by Warsan Radio
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa dalka Mareykanka ayaa gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda. Madaxweynaha ayaa dalka…










