Dagaal ka socda degaan katirsan Gobolka Sanaag written by Warsan Radio 15/12/2023 Wararka naga soo gaaraya degaanka Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel Afweyn ee galbeedka gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayana in uu halkaasi ka socdo dagaal u dhaxeeya labo maleeshiyo Beeleed.Maalmihii la soo dhaafay ayaa degaanka Dararweyne ay ka taagneyd xiisada u dhaxeysay labada maleeshiyo beeleed, hayeeshee saaka uu dagaalka sitoos ah u billaawday.Dhinacyada dagaalamaya ayaa iksu heysta dhul kuyaalla degaanka Dararweyne, waxaana goobjoogayaal sheegeen in uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo labada dhinac dagaalka kasoo gaaray.Colaadda beelaha ayaa sannadihii u danbeeyay ku soo noq-noqotay degaannada dhaca galbeedka gobolka Sanaag gaar ahaanna Ceel Afweyn iyo Dararweyne, iyada oo Somaliland ay ku guuldareysatay inay wax ka qabato. Dagaal ka socda degaan katirsan Gobolka Sanaag was last modified: December 15th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post MD Xasan Sheekh oo ka qeyb galaya saxiixa Heshiiskii ku biiritaanka Daladda Bulshada Bariga Afrika next post Qoysas dacwad ka gudbiyay Dowladda Mareykanka You may also like Magacyada Wufuuda Soomaaliya iyo Somaliland uga qeyb galaya Shirka Jabuuti (Akhriso) 14/06/2020 Daawo Video: Wax Qabadka Maamulka Degmada Berdaale ee Gobolka Baay. 24/12/2019 Taliska Ciidanka xoogga oo soo bandhigay Rag katirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay 14/06/2022 Muxuu yahay ujeedka socdaalka Madaxweyne soomaaliya ee Tansaaniya? 26/04/2024 Goodax Barre: Waa cunsuriyad in Beledweyne laga dhigo xabsi dusha ka furan 29/12/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 01/08/2021 Xasan Cali Kheyre oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho 25/07/2020 Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo agab caafimaad keenay Muqdisho (SAWIRRO) 18/06/2020 Qaramada Midoobay oo 100 milyan oo dollar u qoondaysay dalal ay kujirto Soomaaliya 15/04/2022 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 19/12/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.