Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Gaashaandhigga “Dagaalka Khawaarijta lagugula jiro inta uu socday,Saraakiil badan ayaa la dallacsiiyay
written by Warsan Radio
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, Cabdul qaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa sheegay in inta uu socday dagaalka Khawaarijta dalka looga saarayo saraakiil badan la dallacsiiyay kuwa kalena la abaal marin…
Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo hirgeliyay Xarunta Shaybaarka Xoolaha
written by Warsan Radio
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, dhirta iyo daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) oo uu wehliyay Wasiirka Dekadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Cabdullaahi Axmad Jaamac Ilkajiir, ayaa…
Shirka Madasha Magan Forum oo ka socda Muqdisho.kulankaan, ayaa ah mid lagu soo bandhiggi doono sida ay iskaga kaashan lahaayeen,Ganacsatada iyo Dowladda in la hormariyo hormarinta dhaqaalaha dalka. Wasiirka Maaliyadda…









