WARARKA MAANTA
Wasaaradda Waxbarashada oo Shaacisay Natiijada Imtixaanka Fasalka 12-aad ee 2024
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha, iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay natiijada imtixaanka fasalka 12-aad ee dugsiga sare ee sanad dugsiyeedka 2023-2024. Imtixaanka ayaa sanadkan…
Golaha Wasiirrada oo Meelmariyeen Heshiis Iskaashi Dhaqaala ah oo dhaxmara Dowladdaha Soomaaliya iyo Shiinaha
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee magacaabista Maareeye ku-xigeenka Hey’adda Aqoonsiga iyo…
Wasiirka Gashaandhigga “Cadowgeena gudaha iyo dibadaba waa inaan u diyaar garownaa”.
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac),ayaa tagay Xerada Jeneraal Gordan ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo tababaro uga socday Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka Soomaaliyeed. Wasiirka…
Wasiirka Cayaaraha XFS oo ka qeygalay Shirka Istaraatiijiyadda Dhallinyarada ee Jaamacadda Carabta
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Bare Maxamuud, ayaa khudbad ka jeediyay meertada 47aad ee wasiirrada Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Ururka Jaamacadda Carabta. Shirkaan oo ah…
Safiirka Soomaaliya ee Masar oo kulan la yeeshay Safiirrada Turkiga iyo Sucuudiga u fadhiya dalkaas
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare, ayaa booqasho ugu tagay Safiirka Dalka Turkiga u fadhiya Dalka Jamhuuriyadda…










