Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka oo la kulmay Safiirka Cusub ee Shiinaha
written by Warsan Radio
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u soo magacowday Soomaaliya Wang Yu, waxaana kulankaan looga hadlay xaaladda bani’aadannimo…










