“Xilibaan Mohamed Macalimu” Dadku way bixinayaan canshuurta haddii ay dawladdu muujiso caddaalad iyo kalsooni ay ku maareynayso canshuuraha. “Xilibaan Mohamed Macalimu” Dadku way bixinayaan canshuurta haddii ay dawladdu muujiso caddaalad…
Category
WARARKA MAANTA
QAAHIRA, Sabti 31 Agoosto 2024: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Qaahira kula kulmay dhiggiisa Masar, Mudane Mustafa Madbouly. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray…
Guddoomiye Yabooh oo dhagax dhigay waddo Inter-lock la saarayo o ku taal Kaaraan
written by Warsan Radio
Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa dhagax-dhigay waddo Interlock ah, taasi oo laga hirgelinayo Waaxda Jabuuti ee Degmada Kaaraan. Guddoomiye Yabooh ayaa Maamulka…
Akhriso:- Mooshin ka dhan ah Xildhibaanada Itoobiya Taageeray oo la diyaariyay
written by Warsan Radio
Warar soo baxaya ayaa tilmaamaya in xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay diyaariyeen mooshin lagu dalbanayo in xasaanadda laga qaado 25 xildhibaan oo lagu eedeeyay inay taageereen dowladda Itoobiya,…










