Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump oo dhibsaday Warbixinnada ay soo bandhigayaan Warbaahinta aan taageersanayn Siyaasadda Xukuumaddiisa ayaa eedayn kala dul dhacay kaddib markii ay sheegeen in awoodda Militari ee Iiraan ay…
Category
WARARKA MAANTA
Ururrada Siyaasadeed ee ka qeybgalaya doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujiyay habka ay u socoto shaacinta natiijada doorashada.
written by Warsan Radio
Ururrada Siyaasadeed ee ka qeybgalaya doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa walaac xooggan ka muujiyay habka ay u socoto shaacinta natiijada doorashada ee ay wadaan guddiga doorashooyinka. Musharraxa Xisbiga SINCAD Cabdifataax…
Shirkii u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, xubnaha mucaaradka iyo wakiillada Beesha Caalamka oo maanta galay maalintiisii labaad ayaa ku soo dhammaaday natiijo la’aan, iyadoo dhinacyadu ay isku afgaran waayeen arrimaha…









