Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Duqeymo culus oo saacadihii la soo dhaafay ka dacay deegaanno ka tirsan gobolka Hiiraan, kuwaasi oo lala beegsaday goobo ay ku sugan yihiin…
Category
WARARKA MAANTA
Maraykanka oo Xaqiijiyay Midnimada Soomaaliya, Somaliland-na u arkay Saaxiib Istaraatiiji ah
written by Warsan Radio
Dowladda Maraykanka ayaa warbixin ay u gudbisay Kongareeska ku caddeysay inay weli aqoonsan tahay midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo Somaliland lagu tilmaamay saaxiib suurtagal ah oo…










