Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay in xukuumaddu bilowday dib-u-habeyn lagu nidaaminayo waxbarashada Islaamiga ah, isagoo xusay in markii ugu horreysay dugsiyada Qur’aanka lagu daray nidaamka rasmiga ah…
WARARKA MAANTA
RW Xamse: Waxaan rajeynayaa in heshiis siyaasadeed oo loo dhan yahay laga gaaro arrimaha doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo wada-hadallada iyo la-tashiyada siyaasadeed ee maalmahan ka socda magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay xukuumaddu la yeelanayso siyaasiyiinta Soomaaliyeed, gaar…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ansixiyay heshiis dalka Sacuudi Carabiya u oggolaanaya in uu yeesho Nuklliyeer loogu talagalay arrimaha rayidka. Sida uu baahiyay Wargeyska Wall Street Journal, Nukliyeerkan ayaa lagu…
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya, Kang Hyung-shik. Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay xoojinta iskaashiga…
Hay’adaha gargaarka oo ka digay in xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya ay sii xumaan karto
Hay’adaha gargaarka ayaa ka digaya in xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya ay sii xumaan karto, iyadoo isku biirsaday dhimista maalgelinta caalamiga ah, abaaraha, colaadaha, barakaca iyo sare u kaca qiimaha maciishadda,…
Soomaaliya oo Ka Qaybgashay shirkii ugu horreeyay ee heer gobol ee Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika
Maanta waxaa magaalada Addis Ababa lagu soo gebagebeeyay shirkii ugu horreeyay ee heer gobol ee Hindisaha Iskaashiga Istiraatiijiga ah ee Khaliijka iyo Afrika (Gulf–Africa Strategic Partnership Initiative – GASPI). Shirka…










