Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inay fuliyeen howlgal lagu ciribtiray beero lagu beerayay maandooriyaha xashiishka, kuwaas oo ku yaallay dhul beereed u dhexeeya magaalada Marka iyo deegaanka Janaale ee…
WARARKA MAANTA
Wasiirka Arrimaha Gudaha: Soomaaliya dib uguma laaban doonto nidaamkii doorashooyinka dadban
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh), ayaa sheegay in siyaasiyiinta iyo mucaaradka ay xaq u leeyihiin inay soo bandhigaan aragtiyahooda siyaasadeed, balse wuxuu ku…
Aadan Madoobe: Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyadu waa inay xoojiyaan wada shaqeynta iyo is-ixtiraamka
Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Aadan Madoobe, ayaa sheegay in horumarka dowlad-dhiska Soomaaliya uu ku xiran yahay wada shaqeyn dhow oo dhex marta Dowladda Federaalka iyo Dowlad-goboleedyada, isagoo carrabka ku…
Midowga Afrika oo ka wada hadlay hirgelinta howlgalka AUSSOM iyo xaaladda Soomaaliya
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Danjire Elhadji Ibrahima Diene, ayaa magaalada Addis Ababa ee Itoobiya kula kulmay…
NetanyahuMadaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa sheegay inuu kulan aad u wanaagsan la yeeshay Raysal Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu oo Talaadadii uu ku qaabilay Aqalka Cad. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in kulanka…
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada Soomaaliya oo Muqdisho ku Gebagebeeyay wajigii Labaad ee aqoon-is-weydaarsiga Kobcinta Awoodda Maaliyadda Cimilada ee Bangiyada Soomaaliya
Sanduuqa Qaranka ee Cimilada (National Climate Fund – NCF) ee Wasaaradda Maaliyadda, oo kaashanaya Ururka Bangiyada Soomaaliyeed (Somali Bankers Association – SBA), ayaa soo gabagabeeyaymaanta tababbarka wajigii labaad ee Kobcinta…
Shariif Sheekh Axmed oo ka digay in Soomaaliya wajahdo khataro amni haddii aan la heshiin
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ahna guddoomiyaha Golaha Musqtabalka ayaa su’aal geliyay sida ay Soomaaliya ugu diyaarsan tahay la wareegidda mas’uuliyadda amniga haddii ciidamada Midowga Afrika ay dalka…










