Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muujisay inay doonayso inay sii xoojiso iskaashiga ay la leedahay Bangiga Adduunka, iyadoo dadaal ugu jirta helitaanka taageero caalami ah oo lagu horumarinayo dhaqaalaha iyo adeegyada…
WARARKA MAANTA
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay xubnaha magacaabista Golaha Sare ee Garsoorka
Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa Khamiista maanta ansixiyay afar xubnood oo magacaabis ku noqonaya Golaha Sare ee Garsoorka, kadib soo jeedin ay gudbisay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka, iyadoo tallaabadan lagu…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Barnaamijka Goboleedka La-dagaallanka Tahriibinta (RCSP), oo ah qorshe saddex sano soconaya laguna xoojinayo amniga xuduudaha, awoodda hay’adaha dowladda iyo iskaashiga gobolka…
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya, ahna Madaxa Howlgalka Taageerada iyo Xasiloonida Midowga…
Guddiga Qaran ee Doorashooyinka oo shaaciyay Jadwalka Doorashada Hirshabeelle
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah u soo saaray jadwalka guud ee hawlaha doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Dowlad-Goboleedka Hirshabelle. Jadwalkan…
Soomaaliya oo qorsheynaysa inay nidaamka lacag-bixinta degdegga ah ku xirto shabakadaha lacag-bixinta ee Afrika iyo Bariga Afrika
Bangiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa shaaciyay qorshe lagu ballaarinayo Nidaamka Lacag-bixinta Degdegga ah (SIPS), si loogu xiro bangiyada ganacsiga, shirkadaha adeegyada lacagaha moobillada iyo shabakadaha lacag-bixinta ee gobolka, taasoo qeyb…










