August 17, 2026

Guddiga Qaran ee Doorashooyinka oo shaaciyay Jadwalka Doorashada Hirshabeelle

0
605109796_1175882908057674_6405213563272647312_n

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah u soo saaray jadwalka guud ee hawlaha doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Deegaanka iyo Golaha Wakiillada ee Dowlad-Goboleedka Hirshabelle.

Jadwalkan ayaa qeexaya muddada ay bilaabanayaan iyo marka ay dhammaanayaan hawlaha kala duwan ee doorashada. Sida ku cad jadwalka, doorashada ayaa si rasmi ah u dhici doonta 20-ka bisha August.

Hoos ka akhriso War-saxaafadeed

May be an image of map and text

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *