Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu warbixin dhammaystiran ka jeediyo xaaladda amniga dalka inta lagu guda jiro shir madaxeed aan caadi ahayn oo ka furmaya magaalada Kampala…
WARARKA MAANTA
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka, General Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa gelinkii dambe ee maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), General Dagvin Anderson oo…
MD Xasan Sheekh iyo Taliyaha AFRICOM oo ka wada hadlay dardargelinta dagaalka Al-Shabaab iyo xoojinta iskaashiga amniga
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Khamiista maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Taliyaha Taliska Ciidamada Mareykanka ee Qaaradda Afrika (AFRICOM), General Dagvin R.M. Anderson, iyagoo ka wada hadlay xaaladda…
Maxaa kasoo baxay Shirka Golaha Wasiirada ee uu shir Guddoomiyay Madaxweyne Xasan Sheekh?
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta uddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada, kaas oo diiradda lagu saaray xaaladda amniga dalka, geeddi-socodka doorashooyinka madaxa-bannaan iyo horumarinta hannaanka dimuqraadiyadda. Shirka ayaa lagu soo…
Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa saxiixay ansixinta Heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA), taasoo dhammaystirtay geeddi-socodkii uu dalku ugu biirayay suuqa ganacsi ee ugu weyn Afrika.…










