Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, iyo wafdi ballaaran oo ay ka mid yihiin wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa maanta gaaray magaalada Laascaanood, halkaas oo si diirran loogu soo dhaweeyay.…
WARARKA MAANTA
Xukuumadda Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku cambaaraysay socdaalka Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Bare, uu ku tegay magaalada Laascaanood ee Waqooyi-bari Soomaaliya, iyadoo ku tilmaantay tallaabadaas…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Shuruudaha laga doonayo musharaxa u taagan jegada Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo la shaaciyay
Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa galabta muddeeyay waqtiga la qabanayo Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka, iyadoo dhinaca kalena uu guddigu shaaciyay shuruudaha laga doonayo xubnaha daneynaya jegadaasi. Guddiga ayaa sheegay…
Wasaaradda Awqaafta Soomaaliya oo soo saartay shuruudo cusub oo ku saabsan adeegyada Xajka 2027
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay ku shaacisay jadwalka iyo shuruudaha lagu maamulayo howlaha Xajka ee sanadka 1448H/2027, iyadoo ugu baaqday shirkadaha…










