Muqdisho, 8 Agoosto 2026 — Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamednuur Jaamac ayaa si rasmi ah u qaatay shahaadada musharraxnimada xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, taas oo muujinaysa inuu…
WARARKA MAANTA
Sheekh Aadan Madoobe oo Muqdisho kula kulmay Madaxa Hawlgalka EUCAP Somalia (SAWIRO)
Hordhac Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Madaxa Hawlgalka Midowga Yurub ee Kobcinta Awoodda Soomaaliya (EUCAP Somalia), Mudane Kęstutis…
Axmed Madoobe iyo Safiirka Faransiiska oo ka wada hadlay amniga, dagaalka Al-Shabaab iyo xaaladda Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay Safiirka Dowladda Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya iyo Kenya, Arnaud Suquet, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray…
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar, ayaa maanta kormeertay goobta loo diyaariyey doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu wado inay ka dhacdo…
DEG-DEG: Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo ku Guuleystay Guddoomiyaha Golaha Shacabka
MUQDISHO — Musharrax Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib markii uu helay cod aqlabiyad ah oo dhan 142 cod.…










