Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Taliyaha Ciidamada Jabuuti, General Zakariye Sheekh Ibraahim iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo oo booqasho ku jooga Magaalada Muqdisho.…
Soomaaliya iyo Pakistan oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo iskaashiga difaaca iyo amniga
written by HAJI
Soomaaliya iyo Pakistan ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo u dhexeeya wasaaradaha gaashaandhigga labada dal, kaas oo lagu ballaarinayo iskaashiga dhinacyada difaaca, amniga iyo horumarinta awoodda ciidamada. Heshiiska ayaa…
Baydhabo – Koonfur Galbeed Soomaaliya: Magaalada Baydhabo, oo ah xarunta ku-meel-gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa martigelisay gogol dib-u-heshiisiin oo loogu talagalay in lagu xoojiyo nabadda, wadajirka bulshada…










