Boqortooyada Sacuudiga ayaa aasaasay isbahaysi cusub oo qorshuhu yahay in lagu la dagaalamo Xuutiyiinta Yemen ee dagaalka ka furay marin biyoodka Bab El-Mandeb iyo Badda Cas. Xoogaga Xuutiyiinta ayaa 20-kii…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Taliyaha Ciidamada Hawl-gallada Gaarka ah ee Maraykanka ee Afrika
written by HAJI
Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa maanta kulan kula yeeshay Hargeysa Taliyaha Ciidamada Hawl-gallada Gaarka ah ee Maraykanka ee Afrika (SOCAFRICA), Major General Claude K. Tudor Jr., iyo wefti…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Dowladda Puntland iyo Mareykanka oo heshiis cusub oo amni ku kala saxiixday Boosaaso
written by HAJI
Dowlad goboleedka Puntland iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday heshiis lagu ballaarinayo iskaashiga dhinaca amniga, kaas oo u oggolaanaya Mareykanka inuu ballaariyo saldhiggiisa magaalada Boosaaso si loo xoojiyo hawlgallada ka dhanka…










