Baydhabo, 12 Agoosto 2026 — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Dowladaha Hoose iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan (Sate), ayaa Ibraahim Maxamed Nuur (Kalaay) u magacaabay Guddoomiyaha Degmada…
WARARKA MAANTA
Hordhac Xildhibaanadda Soomaaliyeed ee Maraykanka, Ilhaan Cumar (Ilhan Omar), ayaa guul weyn ka gaartay doorashadii isreeb-reebka (Democratic Primary) ee ka dhacday gobolka Minnesota 11-kii Agoosto 2026. Waxay ku guuleysatay magacaabista…
NISA oo sheegtay in duqeyn ka dhacday Shabeellaha Hoose lagu dilay 7 xubnood oo Al-Shabaab ah
Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed (NISA) ayaa sheegtay in ciidamadeeda, iyagoo kaashanaya saaxiibada caalamka, ay hawlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Tawakal ee gobolka Shabeellaha Hoose. Sida ay NISA…
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay munaasabadda qalin-jabinta Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga iyo Istaraatiijiyadda
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho oo lagu maamuusayay qalin-jabinta…
Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay xilka, kaddib munaasabad ka dhacday xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee…
Dowlad goboleedka KGS iyo Hay’ada IOM Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Horumarinta
BulshadaBaydhabo, 12 Agoosto 2026 — Wasiirrada Wasaaradaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, iyo Horumarinta Reer Miyiga iyo Xalka Waara ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta…
Gudoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Muqdisho kula kulmay Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka, Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya…










