Danjire Dr. Axmed Jaamac Cumar ayaa noqday Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan dalka walaalaha ah ee Jamhuuriyadda Suudaan, isagoo loo igmaday inuu Soomaaliya ku matalo dalka Suudaan.…
WARARKA MAANTA
Baydhabo: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas…
Wasaarada arimaha dibada ayaa Usman Ahmed Mohamed u Magacaawday Agaasimaha Waaxda Hay’adaha Caalamiga ah.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa xilka Agaasimaha Waaxda Hay’adaha Caalamiga ah (Director for the Department of International Organizations) u magacowday Usman Ahmed Mohamed, sida lagu…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhoweeyeen Hogaamiyaha Galmudug,…
Guddoomiye Jaamac oo Casho Sharaf Mahadcelin ah u Sameeyay Dhalinyaradii Garab istaagtay
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jaamac, ayaa caawa casho sharaf mahadcelin ah u sameeyay dhalinyaradii ka qeyb qaadatay ololihii doorashadiisa, kaas oo ugu dambeyn uu ku…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo La Kulmay Ururka Türkiye Alumni, Kuna Boorriyey In Aqoonta Loogu Adeego Dib-u-dhiska Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan la qaatay xubnaha Ururka Türkiye Alumni, oo ay ku mideysan yihiin ardayda Soomaaliyeed ee wax…










