Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga…
WARARKA MAANTA
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya, Danjire Dr. Cabdullaahi bin…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cadaado gaaray Soo dhaweyn balaaran halkaa loogu sameeyay.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu weheliyo hogaamiyaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor), ayaa galabta safar dhulka ah ku gaaray degmada Cadaado ee Gobolka…
Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Koonfur Galbeed oo Dardargelinaya Qorshaha 100-ka Maalmood
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Dr. Ibrahim Ahmed Nour, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda, kaas oo diiradda lagu…
Muqdisho: Shirkii u dhexeeyay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada Dowlad-goboleedyada, agaasinka waxbarashada gobalka banaadir ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo laga…










