Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa gelinkii dambe gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Madaxda ayaa si…
WARARKA MAANTA
DAGAALKII SHALAY SAAMEENTA UU KU YEESHAY BULSHADA BAYDHABO, DHAAWACYADA, BURBURKA IYO SU’AALAHA MAS’UULIYADDA – FAALO
Magaalada Baydhabo waxay maanta kasoo kabaneysaa saacado dagaal culus oo shalay ka dhacay gudaha magaalada, dagaalkaas oo u dhexeeyay ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur…
Madaxweynaha Zambia, Hakainde Hichilema, ayaa ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee dalka, isagoo helay 61.4% codadkii la dhiibtay, taas oo u xaqiijisay muddo-xileedkiisa labaad ee shan sano ah. Natiijada waxaa aroornimadii…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, H.E. Abdisalam Dhaay, ayaa xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, H.E. Wang Yu. Kulanka…
Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Booliska Degmada Wanlaweyn, Cabdiraxmaan Nuur Axmed. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali Dhaay, ayaa qaabilay nuqullada waraaqaha aqoonsiga ee safiirrada cusub ee Mali, Nigeria, Pakistan iyo Myanmar u qaabilsan Soomaaliya.…
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Dowladda ka dalbaday in Gunnada lagu daro Daryeel Caafimaad.
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbaday in xuquuqda iyo gunnooyinka ay helaan xildhibaannadu lagu daro daryeel caafimaad, si loo daboolo kharashaadka caafimaad…
Madaxweyne Xasan Sheekh: Nabadda iyo Midnimada Soomaaliya ayaa ah fariinta ugu weyn ee socdaalka Galmudug
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in farriinta ugu weyn ee socdaalkiisa Galmudug ay tahay xoojinta nabadda, midnimada iyo wadajirka shacabka Soomaaliyeed. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag uga hadlay xaaladda magaalada Baydhabo iyo dhiigga ku daadanaya Koonfur Galbeed Soomaaliya .Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in mas’uuliyadda dhibaatada…










