Afgooye: Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Garsoorka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdiraxiin Maxamed Ibraahim, ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose. Wasiirka ayaa xarunta…
WARARKA MAANTA
Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Malaaq Deerow, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay xaflad xil-wareejin ah oo lagu qabtay magaalada Baydhabo, taas oo xilka Guddoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Duqa…
Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada KGS oo Kormeeray Isbitaalka weyn ee Jasiira, Ballanqaadayna Dib-u-hawlgelintiisa
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka weyn ee deegaanka Jasiira, kaas oo Wasaaradda Caafimaadku qorsheyneyso in dib loo hawlgeliyo si…
Wasiirka Amniga Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha Baydhabo oo ka hadlay weerarkii saaka.
Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Guddoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa shir jaraa’id ku qabtay bartamaha Afar-irdoodka magaalada Baydhabo, halkaas oo ay faahfaahin ka bixiyeen xaaladda amni ee…
Wasaaradda Awqaafta Koonfur Galbeed oo Baydhabo ka Daahfurtay Kulan looga Hadlayo Doorka Culimada ee Nabadda
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Aadan Macallin Cabdiraxmaan (Aadan Shaati), ayaa magaalada Baydhabo ka daahfuray kulan aqoon-is-weydaarsi ah oo looga hadlayo doorka culimada…
Casho Sharaf loo sameeyay Ardayda KGS ee Kaalmaha Hore Gashay imtixaankii dugsi sare shahaadiga
Waxaa magaalada Baydhabo lagu qabtay munaasabad casho sharaf ah oo lagu maamuusay ardaydii kaalmaha hore ka gashay imtixaanka Dowladda ee sanad-dugsiyeedka 2025–2026, iyadoo munaasabadda lagu bogaadiyay dadaalka, kartida iyo guusha…










