Baydhabo, 14 Agoosto 2026 — Odayaasha dhaqanka, aqoonyahannada, siyaasiyiinta, dhalinyarada iyo haweenka Beesha Waraasile ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku muujinayaan in aysan weli ku qanacsanayn habka loo maareeyay dhismaha…
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa Jibriil Afyare u magacaawday Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, Siyaasadda iyo Cilmi-baarista.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa isbeddel ku sameysay qaar ka mid ah agaasimeyaasha waaxyaha muhiimka ah, iyadoo Jibriil Afyare loo magacaabay Agaasimaha Waaxda Qorsheynta, Siyaasadda…
Wasaarada waxbarasha Koonfur Galbeed oo Hambalyo u Dirtay Deeqa Cali Mukhtaar Maxamed oo Kaalinta 10-aad Ka Gashay Imtixaanka Qaranka
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Deeqa Cali Mukhtaar Maxamed, oo ka tirsan ardayda Dugsiga Ma’muur Baydhabo, kaddib…
Guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo markii ugu horreysay shir-guddoomiyay Golaha Shacabka
Muqdisho, Soomaaliya – 15 Agoosto 2026: Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa yeeshay kalfadhiga 8-aad, kulankiisa labaad, waxaana Shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka…
Cismaan Maxamed Cabdi oo loo Magacaabay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Mudane Cismaan Maxamed Cabdi inuu noqdo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Magacaabistan ayaa…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa muddooyinkii u dambeeyay wadday qorshe dib loogu soo nooleynayo shirkaddii diyaaradaha qaranka ee Somali Airlines, oo duulimaadyadeeda joojisay sannadkii 1991-kii kadib burburkii dowladdii dhexe. Dib-u-soo-celinta shirkaddan…
Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada oo dardargelinaya shuruucda hortaalla
Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa, iyadoo kulanka uu shir…










