Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Hakainde Hichilema, kaddib markii uu mar kale ku guuleystay doorashada madaxtinimada ee dalka Zambia. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa…
WARARKA MAANTA
Ciidanka Haramcad iyo KGS oo saldhigyo cusub oo ka sameesteen duleedka Baydhaba Kadib dagaalkii shalay.
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Daraawiishta maamulka Koonfur Galbeed ayaa fariisimo cusub oo lagu xoojinayo amniga ka sameystay duleedka magaalada Baydhabo, sida ay sheegayaan ilo ku sugan gobolka Baay.…
Guddoomiyaha degmada Bardaale oo Awaamiir Ka Soo Saaray Xakamaynta Gaadiidka iyo Mootooyinka Habeenkii.
Guddoomiyaha degmada Bardaale Caracas ayaa soo saaray awaamiir lagu xakameynayo dhaq-dhaqaaqa gaadiidka iyo mootooyinka Feekonta ee xilliyada dambe ee habeenkii gudaha magaalada. Guddoomiyaha ayaa faray ciidamada ammaanka inay si gaar…
Taliska Guutada 9-aad oo Dhiirrigelin iyo Kormeer ugu Tagay Ciidamada kusugan Duleedka Xudur.
Taliska Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer kutagay xeryaha ciidanka xooga dalka iyo kuwa daraawiishta koonfur galbeed sidoo waxay warbixin ka dhagaysteen ciidankada, waxay…
WASIIRKA CAAFIMAADKA KGS OO KORMEER SHAQO KU TAGAY ISBITAALKA DEGMADA BARAAWE IYO XARUMO CAAFIMAAD
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay Isbitaalka Degmada Baraawe iyo xarumo kale oo caafimaad oo bulshada…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Safiirka Sacuudiga oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya, Mudane Ahmed Mohammed Almowallad. Kulanka ayaa…










