Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Saldhigga Booliska Degmada Baydhabo ku soo bandhigay 53 qof oo maxaabiis ah, kuwaas oo maamulka sheegay in lagu qabtay dagaalkii iyo iska horimaadyadii dhawaan ka…
WARARKA MAANTA
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa maanta booqday isbitaallada dadkii dhaawacyadii darnaa lageeyay, halkaas oo lagu dabiibayo qaar ka mid ah ciidamadii ku dhaawacmay dagaalkii…
Sheekh Aadan Madoobe oo Casho-sharaf u sameeyay Xildhibaannada labada Aqal ee laga soo doorto Koonfur Galbeed
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa caawa kulan casho-sharaf ah u sameeyay xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay Dowlad…
Dowladda Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Türkiye ayaa xusay 15 sano oo saaxiibtinimo iyo iskaashi istiraatiiji ah, iyadoo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, uu tilmaamay in xiriirka labada…
Waxaa maanta Xaafadda Wadajir ee magaalada Baydhabo ka bilowday olole nadaafadeed, kaas oo looga gol leeyahay xoojinta nadaafadda deegaanka, hagaajinta bilicda magaalada iyo wacyigelinta bulshada ee muhiimadda ay leedahay ilaalinta…










