Maamulka Gobolka Bakool ayaa soo saaray amar lagu mamnuucayo in hub lala galo gudaha garoomada diyaaradaha iyo goobaha muhiimka ee ku yaalla Gobolka Bakool. Amarkan ayaa khuseeya dhammaan bulshada, masuuliyiinta,…
WARARKA MAANTA
Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu soo bandhigay xisaab-xirka miisaaniyadda 2025 iyo kobaca dhaqaalaha Soomaaliya
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay Muqdisho, iyagoo looga hadlay arrimo la xiriira dhaqaalaha, amniga iyo difaaca dalka. Kulanka oo uu guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda…
Wasiirka Caafimaadka KGS oo Baraawe Kulan Kula Qaatay Saraakiisha Ciidamada Midowga Afrika
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye, ayaa maanta magaalada Baraawe kulan muhiim ah kula qaatay saraakiisha ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgala…
Guddiga Joogtada Golaha Shacabka oo Ka Shiray Howlaha Baarlamaanka iyo Hindise Sharciyeedyada Horyaalla
Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii toddobaadlaha ahaa ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa. Kulanka waxaa shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka,…
Soomaaliya oo Mombasa uga qeybgalaysa shirka Wasiirrada EAC, iyadoo la filayo in ay hesho 11 xil
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, ahna mas’uulka u qaabilsan Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Cali Maxamed Cumar, ayaa hoggaaminaya wafdiga Soomaaliya ee ka qeybgalaya shirka…
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Madasha Iskaashiga Warbaahinta Shiinaha iyo Afrika
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa ka qaybgalay furitaanka Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Shiinaha iyo Afrika, oo lagu qabtay magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.…
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka cusub ee Barnaamijka Horumarinta Qaramada Midoobay (UNDP) ee Soomaaliya, Mudane Christophoros…










