Shirkada Hormuud Talekoom Qeebteeda Degmada Qansax Dheree Ee Gobolka Bay waxana Shacabka Ku dhibaateysan degmada Qansax Dheree ay gaarsiiseyt Raashin Iyo Daawo Waxana ay uqeebiyeen rashinka Shacabka Ku dhibaateysan degmada…
WARARKA MAANTA
Video Gudiga Abaaraha KGS oo Gaaray Degmada Ceelberda Gudiga ayaa ku Wareeyjiyey $8000 Maamulka Degmada
Video Gudiga Abaaraha KGS oo Gaaray Degmada Ceelberda Gudiga ayaa ku Wareeyjiyey $8000 Maamulka Degmada https://www.youtube.com/watch?v=VTmEgtnbAM8&feature=youtu.be Video Gudiga Abaaraha KGS oo Gaaray Degmada Ceelberda Gudiga ayaa ku Wareeyjiyey $8000 Maamulka…
(Daawo Sawwiro+Dhageyso) Tababar ku Saabsan Xanaaneynta Mashaariicda oo ka furmey Magaalada Baardheere
{WARSANRADIO] WAWaxaa Xarunta Cusub ee Maamulka Degmada Baardheere ka furmey Tababarkii 3aad ee looga arinsanayo mashaariicda horomarinta ee laga hergeliyey degmada qaabka loola wareegi lahaa,loona xanaaneyn lahaa iyo baahiyaha ay…
(Dhageyso+Sawwiro) Tababar Magaalada Baardheere loogu qabtey Bahda Isboortiska
{WARSANRADIO} Iyadoo dhowaan loo diyaar garowayo Furitaanka dhismaha Garoonka kubada Cagta ee degmada Baardheere oo dhismahiisu bilahii ugu dambeeyey ay ka socotey gudaha degmada ayaa markii ugu horeysay waxaa Xarunta…
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO…










