Deganka Awdiinle Ee Gobolka Baya ayaa waxa ka jirta Macaluul aad Udaran taasi oo ay tahay Cudurka shaibin Biyoodka OO dad Tiradoda ay Gaareyso 63 Ay ugu Dhinteen 50 meeeyana…
WARARKA MAANTA
{WARSANRADIO} Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa booqasho ku tagay magaalada Paris ee dalka Faransiiska, halkaasoo uu kula kulmay Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande. Madaxweynaha Faransiiska ayaa Aqalka Madaxtooyada ku…
AKHRISO:Sawirro:Ra’iisul Wasaare Kheyre oo maanta xafiiska kala wareegay Cumar C/rashiid
{WARSANRADIO}Munaasabad ka dhacday xafiiska Ra’iisal Wasaaraha ayaa waxaa xilka kula kala wareegay Ra’iisal Wasaaraha cusub mudane Xasan Cali Kheyre iyo Ra’iisal Wasaaraha xilka ka degay Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, waxaana…
Daawo Muqaalkaan Madax Ka socota World Vission oo kulan Laqaatey Kusimaha Madaxweynaha Koonfur galbeed soomaaliya ee magaalada baydhabo janaay
Daawo Muqaalkaan Madax Ka socota World Vission oo kulan Laqaatey Kusimaha Madaxweynaha Koonfur galbeed soomaaliya ee magaalada baydhabo janaay https://www.youtube.com/watch?v=1r85MVFwxbo&feature=youtu.be Daawo Muqaalkaan Madax Ka socota World Vission oo kulan Laqaatey Kusimaha…
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO…










