Soo dhaweynta madaxweynaha koonfur galbeed shariif xasan sheikh aadan maanta waxaa ka qeyb qaatey xildhibaano wasiiro saraakiisha ciidamada booliska militariga odiyaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada reer baydhabo…
WARARKA MAANTA
DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA KGS,BAYDHABO
Barnaamijka Kulanka Warsan Ee Warsan Radio iyo warbaahinra koonfur galbeed soomaaliya Baydhabo Janaay Barnaamijka Kulanka Warsan Caawa Waxaa Soo Saarey Wariye, DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINRA…
VIDEO Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey Antonio Gutteres Ayaa maanta Booqasho horey loo Shaacin ku Yimid magaalooyinka Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay iyo Muqdisho waxa uu kulamo La qaatey Madaxweynaha Dalka Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Koonfur Galbed shariif Xasan sh Aadan si Wax loogu Qabto 5milyan soomaali ah Oo xilagan Sameeyeen Abaaraha Dalka ka Jira. HALKAN KA DAAWO SAWIRO
Dhageyso: sanad guuradii idaacada warsan ee magaalada baydhabo waxaana soo dhaweymaamulka gobolka hiiraaan;
Dhageyso: sanad guuradii idaacada warsan ee magaalada baydhabo; Idaacada warsan ee magaalada baydhadho ayaa u dabaaldagtay manta waxaana soo dhaweymaamulka gobolka hiiraaan kan degmada beledweyne iyo bulshada ku nool mgalada…
Dhageyso:-gudoomiyaha Gobalka bay Cabdi Rashiid oo Hambaliyo u diray warsanradio,
Dhageyso:-gudoomiyaha Gobalka bay Cabdi Rashiid oo Hambaliyo u diray sanad guuradii shanaad warsanradio ee magaalda baydhabo janaay, Dhageyso:-gudoomiyaha Gobalka bay Cabdi Rashiid oo Hambaliyo u diray warsanradio, was last modified:…
Dhageyso:-Hambaliyo Xildhibaan ka tarsan KGS xildhibaan xasan black oo Hambaliyo u diray
Hambaliyo Xildhibaan ka tarsan Koonfur Galbeed Soomaaliya xildhibaan xasan black oo Hambaliyo u diray sanad guuradii shanaad warsanradio ee magaalda baydhabo janaay, Dhageyso:-Hambaliyo Xildhibaan ka tarsan KGS xildhibaan xasan black…










