Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaranka ee Amniga Gudaha, oo diiradda lagu saarayo qiimeynta xaaladda amniga dalka, isku-dubbaridka hay’adaha amniga iyo…
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Belgrade kula kulmay madaxda Serbia, Ghana, azerbijan iyo madax kale.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Belgrade ee dalka Serbia kula yeeshay kulamo laba geesood ah Madaxweynaha Serbia, Aleksandar Vučić, iyo Madaxweynaha Ghana, John Dramani Mahama iyo…
Wasiirka Gaashaandhiga DF oo madaxweynaha Puntland ku eedeeyay inuu dhiirrigelinayo madax furashada burcad-badeedda.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku eedeysay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni inuu hadalladiisa iyo mowqifkiisa ku dhiirrigelinayo burcad-badeedda inay madax-furasho ka dalbadaan maraakiibta ay afduubtaan. Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin…
Soomaaliya iyo Qatar oo Kala Saxiixday Heshiis Lagu Dhisayo Jaamacadda Tiknoolajiyada Soomaaliya.
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Qatar ayaa magaalada Doxa ku kala saxiixday heshiis iskaashi oo saldhig u noqonaya dhismaha Jaamacadda Tiknoolajiyada Soomaaliya (TUS University). Heshiiska ayaa dhexmaray Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha…








