Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta guddoomiyey Kalfadhiga 1-aad, kulankiisa 7-aad, kaas oo diiradda lagu saaray dib-u-eegista Miisaaniyadda Dowladda iyo wax-ka-beddelka Xeer-hoosaadka Golaha. Kulanka ayaa xubnaha Golaha Wakiilladu…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaala madaxda Serbia ee Belgrade. Villa Somali ayaa sheegtay in muddada Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu ku sugan yahay Caasimadda Belgrade…
Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo Hormuud ka Noqonaysa Hirgelinta Nidaam Dijitaal ah oo Lagu Maareeyo Xogta Beeraha
written by HAJI
Muqdisho: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Eng. Maxamed Xasan Cabdulle, ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay guddoomiyay kulamo farsamo oo looga hadlayay hirgelinta Nidaamka Maareynta…










