{warsaradio} Wararka ka imaanaya degmada Dhuusa Mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamadii Itoobiya ee ku sugnaa degmadaas ay maanta isaga guureen. Ciidamadan ayaa muddo sanado ah ku…
Category
WARARKA MAANTA
AKHRISO+(Sawwiro):-African Development For Education and Health oo deeq Raashin ah gaarsiisey Barakacayaasha Abaaraha ee degan Duleedka Baardheere
written by Warsan Radio
{WARSANRADIO} Hay,adda African Development For Education and Health maanta waxay deeq raashin ah ay gaasiiyeen Boqolaal qoys oo Barakacayaal ah,degana duleedka Magaalada Baardheere kana kala yimid deegaano ka kala tirsan…
{WARSNRADIO}Dowladda Jabuuti ayaa dhiggeeda Eritrea ku eedeysay in ay taageerto Al-shabaab islamarkaana ay caqabad ku tahay amaanka Gobolka. Wakiilka Dowladda Jabuuti ee Golaha amaanka ee Qaramada Midoobey Maxamed Siyaad Ducaale…
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu waddaa in uu maanta Magaalada Muqdisho uu Shir kula qaato Madaxda maamul goboleedyadda. Shirka ayaa waxaa looga hadli doonaa sidii loo xoojin lahaa…









