Guddoomiyaha cusub ee gobolka Baay Cali Wardheere C/raxmaan ayaa soo saaray ammar uu ku mamnuucayo dhismaha guryaha muddo bil ah iyo sidoo kale qodista waddooyinka ee magaalada Baydhabo. Wuxuu sheegay…
Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed ayaa kulan ay ku yeeshen Magaalada Baydhabo waxaa ay kaga hadleen Dagaalkii Dhowaan ka dhacay Duleedka Baydhabo iyo Sidii Howgal ka dhan ah SHabaab u bilaabi…
Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Baay ee Maamulka Koonfur Galbeed, Cali Wardheere, ayaa maamul cusub wuxuu u magacaabay Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Maamulka Gobolka…
Wareysi ku saabsan Arimaha Wadooyinka Taraafikada Taliyaha Taraafikada Gobolka Bay Ayaa ka war bixiyey qaabka u shaqayo ama ula macaamilo dadka gaadiidlayda ah HOOS KA DHAGEYSO CODKA WAREYSIGA Dhageyso:-Wareysi ku…