Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa ka qeyb gaay munaasabad lagu soo bandhigeyey waxii u qabsoomay Guddiga Taakuleynta Ciidanka qalabka sida, ee dhawaan uu magacaabay…
WARARKA MAANTA
Video:-Shirka Madaxda dowladda Goboleedka uga socda Kismaayo iyo shakiga laga qabo
Waxaa magaalada Kismaayo ka furmay shir aan caadi ahayn oo ay leeyihiin madaxweynayaasha shanta dowlad goboleed ee xubnaha ka ah federaalk. Shirkan kama qeybgalayso dowladda federaalka Soomaaliya. Wasiirka arrimaha gudaha…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa maanta xarunta dowladda Hoose heshiis iskaashi kula saxiixday Wakiilka Hey’adda UNHCR u qaabilsan Soomaaliya. Heshiiskan ayaa dhigaya horumarinta adeegyada aas…
Waado Taliyaha Booliska Koonfur Galbeed Soomali oo digniin u jeediyey Siyaasiyinta Koonfur Galbeed mucaarada iyo Bahda Wararka faafisa.
Taliyaha Booliska Koonfur Galbeed Soomali oo digniin u jeediyey Siyaasiyinta Koonfur Galbeed mucaarada iyo Bahda Wararka faafisa. Waado Taliyaha Booliska Koonfur Galbeed Soomali oo digniin u jeediyey Siyaasiyinta Koonfur Galbeed…
Dhageyso:-Galmudug Oo Wariyaasha Ka Mamnuucday Tebinta Wararka Ka Dhanka Ah Maamulkaas.
Wasaarada War faafinta Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta soo saartay Go’aano iyo digniin ku socota Warbaahinta Iyo Wariyaasha Ka Howlgala Deegaanada Galmudug. Agaasimaha Qeybta Warbaahinta Wasaarada Warfaafinta Galmudug Maxamed Xasan…
{WARSANBAIDOA} WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN WAXAA IDIN SOO GARSII NEYSA Cabdulaahi Nur Aadan {Jaceelow} iyo Shukri Ismaaciil Shukri {Bidhaan} DHAGEEYSO:-WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN was last modified: October 11th,…
Akhriso:- War murtiyeedka Shirka Kismaayo iyo Gole ay ku mideysan yihiin maamul goboleedyada oo la dhisay
{WARSANRADIO} War murtiyeed ka kooban illaa 16 qodob ayaa goor dhow laga soo saaray shirka Wadatashiga ee Kismaayo ugu socday Madaxda dowladda Goboleedyada Jubbaland, Puntland, Hirshabeelle, Koofur Galbeed iyo Galmudug.…
Madaxweynaha oo fariin u diray maamul goboleedyada, kuna baaqay midnimo iyo wada shaqeyn
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku baaqay midnimo iyo wadashaqeyn, kaddib war murtiyeed ka soo baxay shirkii Madaxda maamul goboleedyada ee ka dhacay Kismaayo, kaasoo dhaliilo loogu jeediyay dowladda…









