Sida lagu helay xog muhiim ah Shakhsiyaad ka hoos shaqeeya Taliska Maamulka Koonfur galbeed waxa ay heshiis lasoo galeen hey’ad la sheegay in ay Qatar kutahay degenaashiyaha iyo xasiloonidda deegaanada…
Category
WARARKA MAANTA
Video:-Shir ka dhan ah Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan oo maanta ka dhacay Muqdisho (Sawirro)
written by Warsan Radio
Xildhibaanada maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta shir ay ku qabteen magaalada Muqdisho ku soo gudbiyay warbixino la xiriirira maamulka Koofur Galbeed, iyagoo gogol u dhigay Siyaasiyiinta, Odayaasha dhaqanka,bulshada rayidka, haweenka iyo…
Wararka ka imanaya magaalada Garowe ee xarunta Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegaya in ciidamada Booliska ay xabsiga dhigeen siyaasiyiin iyo ganacsato dhowaan ugaga dhowaaqday magaalada Garowe Madasha Samatabixinta Puntland. Siyaasiyiinta…
Video:-Wasiir Kuxigeenka isboortiska KGS oo Lakulmay isboortiska Dagmada Xudur
written by Warsan Radio
Wasiir Kuxigeenka isboortiska Koonfur Galbeed Soomaaliya oo Lakulmay isboortiska Dagmada Xudur ee Gubalka Bakool , Video:-Wasiir Kuxigeenka isboortiska KGS oo Lakulmay isboortiska Dagmada Xudur was last modified: October 13th, 2017…









