{WARSANRADIO}Hey’adda (USAID) oo wakiil ka ah Mareykanka ayaa heshiis horumarineed oo taariikhi ah la saxiixatay Soomaaliya, Heshiiska oo loogu magacdaray (DOAG) ayaa saxiixiisa waxaa goobjoog ka ahaa ra’isul wasaare Xasan…
WARARKA MAANTA
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: December 5th, 2017…
Akhriso:- Xilliga la soo xirayo kulamada Guud ee Golaha shacabka oo la shaaciyay
{WARSANRADIO}Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa galaya fasax labo bilood ah, iyadoo la soo xiri doono kulamada guud ee Baarlamaanka, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye Jawaari. Guddoomiyaha Golaha shacabka Jawaari ayaa sheegay…
Akhriso:- Madaxda dowlada, maamul goboleedyada iyo Guddiyada Dastuurka oo shir yeeshay
{WARSANRADIO}Shir looga hadlayay hanaanka dib u eegista Dastuurka ayaa xalay lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada, waxaa kulanka shir guddoominayay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul…
DHAGEYSO:-FADIILATU SHEIKH XASAN GAAB CASHARKA 20AAD TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH JIMCO
FADIILATU SHEIKH XASAN GAAB CASHARKA 15AAD TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH AYAA KALA SOCONDOONTAAN MAALIN WELBA FADLAN HA ILAABIN WALAAL INAAD SAARTO ✔ SUBSCRIBE ✔ SHARE ✔ LIKE ✔ SI DAA NOODHIIRA GILISO SHEQADAAN HAYNO HOOS KA DHAGEYSO…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: December 7th, 2017…
XAFLAD CALEEMA SAARKII MALAAQA CUSUB BEELAHA DEGTA DEGAANADA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA EE BEESHA QOOMAAL, HOOS KA DAAWO MUQAALKA VIDEO:-XAFLAD CALEEMA SAARKII MALAAQA CUSUB EE BEESHA QOOMAAL was last modified: December…
Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay go’aanka Trump ee magaalada Quddus
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bayaan ka soo saartay go’aankii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu aqoonsaday magaalada barakeysan ee Quddus inay tahay caasimadda Israel. Bayaan oo ay soo saartay Wasaaradda…
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Sharma Sheikh ee dalka Masar, halkaasoo lagu soo dhoweeyay. Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ahaa Wasiiro, Xildhibaano,…









