Dibadbaxaan oo Ahaa mid Loo kala Xarin Caruur iyo Dad waaween Wuxuu ahaa Mid Lagu Dalmbanaayey in Adaalada La Hor keeno Ruuxii Ka Debayey Dilkii Egkis Wasiir Cabaas Siraaji Banaan…
WARARKA MAANTA
Akhriso+Sawiro:-Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay 8 Xizbi oo madaxbanaan.
{WARSANRADIO}Munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu siiyay shahaadooyinka aqoonsiga 8 xisbi kadib markii Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka uu diiwaangeliyay. Xisbiyadan la siiyey Shahaadooyinkan ayaa la sheegay…
Akhriso:-Khadiijo M. Diiriye “Dad ayaa dhahaya mooshinka kor ka soo bilaabeynaa, Madaxweynaha aadeynaa”
{WARSANRADIO}Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka ayaa sheegtay inay jiraan shaqsiyaad doonaya inay mooshin ka keenaan Madaxweynaha oo ay ka soo…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: December 3rd, 2017…
DHAGEYSO:-FADIILATU SHEIKH XASAN GAAB CASHARKA 19AAD TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH JIMCO
FADIILATU SHEIKH XASAN GAAB CASHARKA 15AAD TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH AYAA KALA SOCONDOONTAAN MAALIN WELBA FADLAN HA ILAABIN WALAAL INAAD SAARTO ✔ SUBSCRIBE ✔ SHARE ✔ LIKE ✔ SI DAA NOODHIIRA GILISO SHEQADAAN HAYNO HOOS KA DHAGEYSO…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: December 4th, 2017…
Akhriso+sawir:-Madaxweyne Maxamed Farmaajo “Waxaa naga go’an in aan ugu wada xisaabtanno qorshayaasha iyo hawlaha aan ku heshiinno”
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuleystay fulinta qorsheyaashii Lix biloodlaha ahaa ee ay higsaneysay muddadii koobnayd ee ay jirtay.…









