{WARSANRADIO}Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa goor dhow u ambanaxay magaalada Nairobi, halkaasoo maalinta berri uu kaga qeyb galayo ayaa xaflada caleema saarka Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta. Madaxweyne Farmaajo ayaa…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhow u ambabaxay dalka Kenya, ka dib casuumaad uu ka helay dhigiisa dalkaasi Kenya Uhuru Kenyata. Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maalinta…
DHAGEYSO:-FADIILATU SHEIKH XASAN GAAB CASHARKA 18AAD TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH JIMCO
FADIILATU SHEIKH XASAN GAAB CASHARKA 15AAD TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH AYAA KALA SOCONDOONTAAN MAALIN WELBA FADLAN HA ILAABIN WALAAL INAAD SAARTO ✔ SUBSCRIBE ✔ SHARE ✔ LIKE ✔ SI DAA NOODHIIRA GILISO SHEQADAAN HAYNO HOOS KA DHAGEYSO…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan, DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN IYO CAWA was last modified: November…
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta mar kale loo dhaariyay xilka Madaxweynaha, kaddib markii uu ku guuleystay doorashada ku celiska ee dhacday 26-kii bishii hore ee October. Munaasabadda Caleema saarka…










