Dhageyso Barnaamij ku saabsan Malinta caruurta Adoonka
WARARKA MAANTA
Video:-Wasiirka beeraha Xukuumada soomaaliya iyo Madaxa hay,adda FOA ee Soomaaliya ayaa Magaalada baydhabo kulan kula qaatey
Wasiirka beeraha Xukuumada soomaaliya iyo Madaxa Hay,adda FOA ee Soomaaliya ayaa Magaalada baydhabo kulan kula qaatey Kusimaha Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed iyago kormeerey Xeriyaha Barakacyaasha. Wasiirka beeraha Xukuumada soomaaliya iyo…
Wasaarada dhalinyarada Iyo Cayaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa mudooyinkii udambeeyeyba waxay kuhawlaneyd,Sidii ay usoo saari lahayd sidoo kale na ay udiyaarin lahayd Xul Cayaaryahano Adag oo Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya…
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: November 21st, 2017…
Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxweynaha aydoorten rer Somaliland
{warsanradio}Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/lalahi Farmaajo ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi. War saxaafadeed goor dhow ka soo baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxaa ammaan…
DHAGEYSO:-FADIILATU SHEIKH XASAN GAAB CASHARKA 15AAD TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH JIMCO
FADIILATU SHEIKH XASAN GAAB CASHARKA 15AAD TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH AYAA KALA SOCONDOONTAAN MAALIN WELBA FADLAN HA ILAABIN WALAAL INAAD SAARTO ✔ SUBSCRIBE ✔ SHARE ✔ LIKE ✔ SI DAA NOODHIIRA GILISO SHEQADAAN HAYNO HOOS KA DHAGEYSO…
{WARSANRADIO} Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo galabnimadii maanta lagu dhawaaqay inuu noqday Hoggaamiyaha Somaliland 5-ta sano ee soo socota ayaa warbaahinta la hadlay. Madaxweynaha ayaa marka…










