Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee GobolkaHiiraan ayaa Manta La Horkeenay,
WARARKA MAANTA
{WARSANRADIO} Barnaamijka Kulanka Warsan Waxaa Soo Saarey Wariye Maxamed Aadan C/lahi (socdaal) Waxaa Soo Jeedin Dono isla Wariye socdaal Dhageeysi wanaagsan DHAGEYSO:-BARNAMIJKA KULANKA WARSAN was last modified: March 25th, 2018…
Akhriso:-Xildhibaanada difaacaya Jawaari oo hadal quus u muuqda uu kasoo yeeray
{WARSANRASIO} Muqdisho waxaa maanta ku kulmay koox xildhibaano ah oo sheegtay iney dhex dhexaad ka yihiin is qab qabsiga Baarlamanka Somalia.Kooxdan oo la baxday Badbaadada Baarlamanka, waxey dhaleeceysay warsaxaafadeedkii uu…
{WARSANRADIO} Wali waxaa taagan muranka mooshinka xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somalia ay ka keeneen gudoomiyaha Baarlamanka Maxamed Cismaan Jawaari. Mooshinkaan ayaa lagu abaabulay 24 saac gudahood, markii ay xukuumadu ogaatay…
Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Saraakiisha dhalinyarada ee loo magacaabay Hoggaanada Ciidanka
{WARSANRADIO}Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga kula kulmay Saraakiisha dhalinyarada ee loo magacaabay Hoggaanada ciidanka Milateriga. Madaxweyne Farmaajo ayaa labadii todobaad ee la soo dhaafay ku shaqeynayay…









