Лорем ипсум долор сит амет, цу аццоммодаре нецесситатибус иус, ин про вирис чоро саепе. Утамур дицерет еффициенди еос ан. Цум те еуисмод еррорибус цонсецтетуер, мел ад еиус еррем патриояуе, ин цум пондерум адолесценс
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay dooda Baarlamaanka ee Heshiiskii Berbera iyo DP World oo laga mamnuucayo dalka
{WARSANRADIO}Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa xilligan dood kulul ka leh heshiiskii muranka badan dhaliyay Dekeda Berbera, kaasoo horaantii bishan saami qeybsiga Dekedaas ay kala saxiixdeen Somaliland, dowladda Itoobiya iyo shirkadda DP…
Akhriso:- Mooshinkii laga keenay Guddoomiye Jawaari oo fashilmay, kaddib markii ay Xildhibaano ka laabteen
{WARSANRADIO}Warar goor dhow aan ka helnay Xarunta Villa Hargeysa ayaa sheegaya inuu guuldareystay isku daygii Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka ay mooshin kalsooni kala noqosho ka geeyeen Guddoomiye Jawaari. Wararka…
Dhageeyso+Akhriso:-DOOD CILMIYEED KU SAABSAN FAHAMKA HANAANKA FEDERAALIISAMKA OO LAGU QABTAY MAGAALADA BAYDHABO.
{WARSANRADIO}Tobaneeyo qof oo isugu jira Odayaal dhaqameed, Culimaa’udiin, Fanaaniin, wariyayaa iyo Abwaano ayaa ka qeybgalay iyadoo ay kala soo qeyb galeen Mudanayaal ka tirsan B.K.G.S iyo hogaamiyayaasha Bulshada rayidka. Kulankan…
Akhriso+Sawiro:-Duqa Muqdisho oo la kulmay Madaxda iyo Saraakiisha sare ee AMISOM
{WARSANRADIO}Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, Danjire Francisco Madeira iyo Taliyaha guud…
Beesha Caalamka oo walaac xooggan ka muujisay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee siyaasadeed iyo amni ee Soomaaliya
Muqdisho, 16 Maarso 2018 – Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, dowladaha Itoobia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka waxay aad uga walaacsanyihiin dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee…










