Wararka naga soo gaaraya degaanka lagu magacaabo Mooyaale ee u dhaxeeya Sohdinta Itoobiya,Kenya iyo Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ciidamada dowladda Itoobiya ay ku dileen dad shacab ah.…
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Caruur la sheegay in ay ku sumoomeen daawo direed ay cunneen. Saddex caruur ah ayaa geeriyootay ka dib markii ay cuneen daawo direed sidda…