Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo warbaahinta kula hadlayay magaalada Dhusa-mareeb ayaa sheegay in ay dowladda federaalka uu uga digayo in ay soo faragaliso arrimaha Galmudug. Wuxuu sheegay…
Tartan aqooneedka kasocdo Idaacada Warsan Radio ayaa u gudbay wareegiisa labaad oo lagu kala hari doono Dibco Kooraha ku hardamaya in ay qaadaan Koobka Aqoonta Degmada ama doonaya in ay…